Madaxweynaha Jamhuurida Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta u safray Magaaladda Cummaan ee dalka Jordan, waxaana uu halkaasi kaga qeyb galayaa, Shir Madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta.
Shirka sanadkan waxaa diirada lagu saari doonaa, arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha ka jira Soomaaliya, dhibaatooyinka ay la kulmayaan Falastiniyiinta iyo...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saqdii dhexe ee xalay qarax xoogan oo ka dhacay waddada warshadaha magaalada Muqdisho.
Wararka qaar ayaa sheegayaa sheegaya in kooxihii qaraxaasi aasayay uu ku qarxay, halka warar kale oo soo baxayana sheegayaan in ciidamada dowladda ay qarxiyeen kadib markii ay ka warheleen.
Lama...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab ku dhexmaray waddada isku xirta deegaan lagu magacaabo Ceel qoxle iyo sidoo kale degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Wararku waxaa ay sheegayaan xoogagga ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ka baxay...
Shirka hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa Berri ka furmaya caasimada dalka Urdun ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda wadamada Jamacadda carabta.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo Shirkaasi.
Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka mid ah Abaaraha ka...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa Waxa La sheegayaa in Goor dhow ay Ciidamada Puntland Waqooyiga Gaalkacyo ku qabteen Nin soo xirtay Dharka Dumarka Islamarkaana Ay Ciidamada Sheegeen In Saacado Badan Ninkaani Ay Kudaba Jireen.
Ninkaani oo lagu qabtay Xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay inuu Xirnaa...
Koox Hubeysan ayaa Galabta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho agagaarka Daawada ku dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Daadirkeey oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya Ee NISA .
Goobjoogeyaal ayaa Warsom.com U sheegay in Dilka ay geysteen Rag Bastoolado watay,Iyagoona dilka ka dib meesha...
War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku lahaayeen degmada Badhaadhe ee jubadda hoose ay ku dileen 31 maleeshiyaadka Al-Shabaab ah.
War saxaafadeed waxaa kaloo lagu sheegay in ciidamadu lugta ee kiiniya oo gacan ka helaya diyaaradaha qumaatiga...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr. Xuseen Sheekh Axmad (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahanada udub dhexaadka u ahaa dhaqanka iyo afka Soomaaliga.
Guddoomiyaha Gobolka Mudane...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.
Madaxweynaha ayaa sheegay in uu taageeray gollaha wasiirada cusub oo sida uu hadalka u dhigay ah dad aqoonyahanno ah oo...
Dooxa weyn ee Aw Barkhadle ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera aya laga soo sheegayaa in uu gaari iyo saddex qof oo la socday uu qaatay, taas oo hadda lagu jiro baadi doonta dadkaasi.
Roobab waaweyn ayaa xalay illaa maanta ka da’ayey deegaanadda galbeedka Somaliland, waxaana xalay roob weyn ka...

















