Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeryootay, halka tira intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, kadib markii dagaal beeleed uu ka dhacay deegaano ka tirsan koonfurta Gobolka Sool ee waqooyiga dalka Soomaaliya.
Dagaalka ayaa dhacay Axadii shalay, waxaana dadkii ku geeryooday ay dhamaantood ahaayeen kuwii ku dagaalamayay deegaanka.
Deegaanada Saaxdheer iyo...
Gaari Nuuca Raaxada ah Qarax lagu xirey oo uu ku dhintey Sarkaal ka tirsanaa Wasaarada Waxbarashada.
Qarax lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa ku qarxay nawaaxiga Isbitaalka Martiini ee Magaalladda Muqdisho, sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM.
Gaariga waxaa watay nin magiciisa lagu sheegay Cabduqaadir Cusmaan, oo goobta ku geeryooday.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gaaray halka uu gaariga ku qarxay, waxaana ay bilaabeen...
Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa gaaray magaalladda Abu-dubai ee xarunta Imaraadka carabta.
Mudane Farmaajo, ayaa maanta lagu wadaa in kullan uu la qaato dhaxal-sugaha Boqortooyada Imaaraadka ahna Taliyaha Ciidamada Wadankaasi.
Kullanka labada dhinac ayaa waxaa la sheegayaa in waxyaabaha lagu soo qaadi doono ay ka...
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeryootay halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee ku taalla magaalladda Muqdishu.
Qaraxa ayaa ahaa ismiidaami waxaa uu dhacay xilli wada uu marayey taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya...
Qarax xooggan ayaa ka dhacay nawaaxiga wasaaradda gaashaandhigga ee magaalladda Muqdishu, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo ciidan oo ay la socdeen Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda.
Xaruunta Wasaaradda Gaashaandhigga, waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Taliyaha cusub ee Ciidamada xoogga Soomaaliya...
Wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa is badal weyn ku sameeyay waaxyaha ka kooban tahay wasaarada.
Wasiirka ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimihii guud ee wasaarada C/risaaq Bahlaawi iyo madaxii agaasimka maamulka Xassan Basal.
Wasiirka ayaa shaqo ka joojinta agaasimihii guud ee wasaarada ku micneeyay eedeymo...
Kooxaha burcad badeeda Soomaalidda, ayaa doon nooca ganacsiga ah kasoo afduubtay marin biyoodka mashquulka badan ee dalka Yemen.
Hay’adda Ganacsiga iyo ilaalinta Badaha ee dowladda Ingiriiska, ayaa website ay leedahay ku daabacay in ay heleen warbixin muujineysa in doon badda dhex fadhida ay hareereeyen kooxo burcad badeed ah.
Dhinaca kale warbixin,...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasadeyneyso Gargaarka loogu talagalay dadka abaaraha ay saameeyeen ee ku nool Somaliland.
Mudane Saxardiid, ayaa sheegay haddii dowladda ay wado arrimo kale in ay iska heystaan gargaarka.
“Dowladda Soomaaliya weey ka qeyb-qaateen gurmadka abaaraha, balse maanta siyaasada aad ku...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay dhamaaneeyso.
Wareegtadda ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay shaqada u bilaabaneyso siddeeda subaxnimo (08:00), lagana bixi doono Afarta iyo barka galabnimo (04:30), sida waafaqsan qod. 26aad...
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ku warglisay in ilaa 4, 000 oo ruux oo Soomaali ah dib looga celinayo dalka Mareykanka.
Safiirka oo la hadlayay Idaacada VOA ayaa sheegay in dadka ay u ku soo celinayso dowladda Mareykanka Soomaaliya in aysan aheyn kuwa...


















