Friday, August 14, 2026
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaraddaha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Waxaa uu kormeeray Xaruunta wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha oo ay si wadajir ah u deganyihiin Wasaaraddaha Haweenka, Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda. Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay qaar ka...
Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada  degmadda Qandala. Guddoomiyaha degmadda Qandala Jaamac Maxamed Quurshe ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Daacish ay gudaha u galeen deegaanka, waxaana uu hadalkiisa uu sii raaciyay in ciidamada Puntland ay joogaan degaanka Saan. Dhinaca...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la...
Taliska howlgalka Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa sheegay in aysan duqeyn ka fulinin diyaarada militeriga Mareykanka koonfurta Soomaaliya 14-kii bishan April. Warbaahinta qaar ayaa wariyay in Mareykanka duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo uu ku dilay dagaalyahano ka tirsanaa Al Shabaab. “Militeriga Mareykanka ma fulin duqeyn ka dhacday koonfur-galbeed Soomaaliya 14-kii  bishan,...
Bam-gacmeed ayaa xalay lagu tuuray ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir. Ciidanka la weeraray ayaa ku sugnaa Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waabari, sida dadka deegaanka ay u sheegeen Hiraan Online. Qaraxa kadib, ayaa waxaa la maqlay rasaas xooggan oo ay fureen Ciidamada Dowladda ee Weerarkaasi lagu...
Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka Wasiirkeeda C/raxmaan Xoosh Jibriil,Agaasimaha guud ee wasaarada,iyo Xubno kale ayaa kulan looga hadlayo dib u eegista Dastuurka Muqdisho ku yeeshey Maanta. Kulanka ayaa dhanka kale waxaa goob joog ahaa Gudoonka Isbaheysiga,xildhibaano Xisbiyada ka tirsan iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada,xoghayaha guud ee gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan...
Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Kulanka waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...
Daraasiin carruur ah oo la ildarnaa cudurka Shuban Biyoodka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeryooday deegaannada Aato, Yeed iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadda Xudur ee Gobolka Bakool. Masuuliyiinta deegaannada, ayaa dhawaan u qeyla dhaamiyay hay’addaha, waxaana ay ka dalbadeen in gar-gaar bani’aadanimo la gaarsiiyo dadka ku nool Gobolka Bakool. Dadka...
Madaxweynaha cusub ee Xiriirka Kubbadda Cagta ee Qaaradda Afrika, Mr Ahmed Ahmed, ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalladda Muqdishu. Wafdiga uu hogaaminayo Mr Ahmed Ahmed, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdishu kusoo dhoweeyay wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani...