Friday, August 14, 2026
La taliyaha amniga Qaranka DF Soomaaliya Xusseen Macalin ayaa kulan uu la qaatay wakiilada beesha caalamka faah faahin dheeraad ah ka siiyay qorshaha amniga Qaran ee lagu wajahayo dhismaha ciidamada. Kulan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgallay wasiirka wasaarrada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/rashiid Cabdullaahi, iyaga...
Madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah, iyadoo wada hadalo labo geesood ah uu dhex maray Wafdiga Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golihisa wasiirada. Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo labada dal dhex maraya,...
Madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah, iyadoo wada hadalo labo geesood ah uu dhex maray Wafdiga Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golihisa wasiirada. Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo labada dal dhex maraya,...
Koox hubeysan ayaa saaka xaafadda Maana-Booliyo ee degmadda Shibis ku dilay sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Nabad Sugida dowladda Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Xaaji Cali, sida dadka deegaanka ay noo sheegeen. Kooxdii dilka geysatay oo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa ka baxsaday goobta dilka uu...
Koox hubeysan ayaa maanta Xaafadda Xaawa-Taako ee degmadda Wadajir ee Gobalka Banaadir dil iyo dhaawac ugu geystay laba wiil oo la sheegay in ay wada dhasheen. Labada wiil ee la weeraray ayaa lagu kala magacaabaa Saney Maxamed Wehliye iyo Mustaf Maxamed Wehliye, sida laamaha ammaanka ee degmadda Wadajir ay sheegeen. Mid...
Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa dib u qabsaday Degaanka Janaay Cabadalla oo qiyaas ahaan 60Km u jira Xaruunta Gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo. Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ayaa Al shabaab ka saaray degaanka, balse waxaa la sheegay in mar dambe ay isaga bexeen ciidanka, waxaana dib degaanka u galay...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa  xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Golaha Shacabka. Kulanka masuuliyiinta ay wada qaateen ayaa ahaa mid su’aallo weydiin ah. Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoonka iyo Guddiyada Barlamaanka u sharaxay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa wareegto ku magacaabay maareeyaha hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada oo noqonaya Yuusuf Cabdu C/dulle ( Yuusuf Jaalle) Wareegtada ayaa lagu sheegay in Yuusuf Jaalle uu noqonaya maareeyaha hay’adda Saadasha iyo Duulista hawada DF Soomaaliya, isaga oo badalaya C/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan horay u hayay. Mas’uulkan la...
Dibadaxyadan oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa xoogooda ka dhacay magaalooyinka Jowhar iyo Balacad oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, halka magaalada Beledweyne maamulka gobolka Hiiraan iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Hirshabeelle dadka meel fagaaro ah kula hadleen. Dadka ka qeybgallay dibadbaxyda ka dhacay Jowhar iyo...
Wararka laga helayo Deegaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka dowladda Kenya ay halkaasi duqeeyeen maanta. Diyaaradaha ayaa la sheegay in duqeynta ay ku garaaceen dhowr meelood oo deegaanka ka tirsan, sida goob-joogayaal ay sheegeen. Degaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa gacanta ku haya xarakadda Al Shabaab...