Friday, August 14, 2026
 Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee waqtigan iyo xiriirka ka dhaxeeya isaga madaxweynaha . Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowladda in ay ka shaqeyso marka hore arimaha...
Alla ha u naxariisto Rashiiid Bullo Ibraahim oo ka mid ahaa fanaanniintii aasaaska fanka casriga ayaa saaka ku geeriyooday magaaladda Hargeysa. Alla ha u naxariistee waxa uu Rashiid Bullo fanka ku jiray in ka badan nus qarni, waxaanu fanka soo galay kontomeedkii wakhtigii gumaystuhu wadanka haystay, waxaanu ahaa raggii bud...
 Xili guud ahaan dalka ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn weyn ku yeellatay dadka iyo duuniyada ayaa dhinaca kale qeybo badan ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya waxaa laga soo sheegayaa roobabkii xiliga gu’ga oo si wanaagsan uga da’aya. Magaalada Beledweyne ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay ku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan isgoyska Dan-wadaagta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa barqanimdii maanta toogasho ku dilay darawal waday gaari Caasi/Hoomey ah oo laga shakiyay. Gaar ahaan toogashadan ayaa ka dhacday ilinka laga gaalo xarunta Xalane qeybta Madiine Gate wadada gasha garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho, kaddib markii ay...
Guddidda doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah(Sabtidda) goboladda Awdal, Saaxil iyo 12 goobood oo gobolka Sanaag ah qaybintii kaararka doorashadda. Munaasibaddo lagu kala qabtay magaaladda Berbera iyo Boorama oo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta xisbiyadda qaranka ayaa lagu shaaciyey bilowga qaadashada kaadhadhka codeynta. Xubnaha guddida doorashooyinka iyo masuuliyiinta xisbiyada siyaasadda...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C/xakiin Cabdullaahi Camey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kulan dhawaan dhaxmaray guddoomiyaha gobolka Nuugaal iyo xubno ka tirsan urur diimeedka lagu magacaabo Al- Saadicuuna Bil Xaq oo looga dhawaaqay qeybo ka mid ah dalka. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in ururka Al-Saadicuuna Bil Xaq uu...
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay wax qabadka dhaqaatiir howlo caafimaad oo samafal ah ka soo qabtay qaar ka mid ah gobolada ay abaaruhu saameeyeen ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association), waxaana ka...
Koox hubeysan ayaa xalay Magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku dilay nabadoon caan ahaa, sida goob-joogayaal ay sheegeen. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac Diirshe (Maxamuud Fareey), sidoo kalana marxuumka waxaa uu ahaa Ganacsade. Dilka marxuumka ayaa waxaa uu ka dhacay Waqooyiga magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga Qaranka, Maareynta Maaliyada, Abaaraha, xaalada shuban-biyoodka, Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo arrimo kale. Warbixinta amniga ayaa lagu xusay in qorsheyaasha howlgalka...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna. Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi. 30-ka bishan ayaa loo...