Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan dhallinyaro ah oo la sheegay in ay kufsi iyo jirdil u geysteen “Gabar” yar.
Ragga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran...
Koox hubeysan ayaa laba ruux oo shacab ah ku dilay Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.
Labada ruux ee xalay lagu dilay Magaalladda Marka, ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Ganacsatadda yar-yar ee ka shaqeysta Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dadka deegaanka ayaa dhinaca kale sheegay in dilka labada...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay, ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo xeerka saxaafadda.
Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada xeerka saxaafadda iyo in Dowladdu ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay...
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyay in dib loo dhigay doorashada madaxtinimada maamulkaasi.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada la qaban doono, saddexda bisha May ee fooda nagu soo heysa, waxaana markii hore ballanta ay aheyd in la qabto 30 Bisha April oo maalinta berri ah...
Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo ay ka soo qayb galeen ergo lixdan qof ah oo ka kala socday dhamaan gobolada Somaliland.
Waxaa ka soo qaybgalay suxufiyiin, ururada bulshada rayidka ah iyo qaybo kale oo bulshada ah, xirfad layaal, sadexda xisbi...
Dagaal u dhexeeya maleeshiyaad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Jameeca Misra oo hoos taga gobolka Shabeellaha Dhexe.
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa dhintay halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacmeen, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Dadka dhaawacmay ayaa lasoo wariyay in ay ku jiraan dad rayid ah...
Musharaxiinta madaxtinimadda ee maamul-gobolleedka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah Baarlamaanka ka horjeedin doona Waxqabadkooda.
Musharaxiinta Maanta Qudbadda jeedin doona waxaa ay kala yihiin Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle, Axmed Shariif Cali Hiloowle iyo Prof C/qaadir Shirwac.
Baarlamaanka maamulkaasi ayaa lagula dardaarmay in ay si waangsan u dhegeystaan Qudbadaha si ay...
Kufsi si wadajir ah ay ugu geysteen Gabar yar oo SHantii Danbiile Gacanta lagu dhigey Deg.Gaalkacyo.
Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan nin oo la sheegay in ay kufsadeen gabar yar.
Raga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran saldhiga ciidanka Booliska ee magaalladda...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay 6 sano oo xabsi ah ku xukuntay laba nin oo ay ku eedeysay in ay doonayeen in gudaha dalka Itoobiya ka aas-aasaan koox xiriir la leh Al Shabaab.
Labada Nin ee Maxkamadda xukunka ay ku riday ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Bedris Yesuf iyo...
Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Maxamuud Abuukaate), ayaa xalay ka badbaaday Qarax lagula eegtay Xaafadda Taleex ee degmadda Hodan, gaar ahaan meel u dhow xaruunta degmadda Hodan ee Magaalladda Muqdishu.
Qaraxa ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay, waxaana ku dhaawacmay labo ka mid ah ilaalada Xildhibaanka, sida uu ii sheegay Axmed...


















