Ugu yaraan 22 ruux ayaa ku geeriyootay, ku dhawaad 59 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax weyn xalay ka dhacay goob uu ka socday bandhig faneed, oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska.
Qaraxa ayaa dhacay wax yar kaddib markii ay dadka billaabeen inay kasoo baxaan...
Qiyaas la sameeyay ayaa lagu sheegay in illaa 4-milyan oo carrrur ah si degdeg ah ugu baahan yihiin kaalmooyin bini’aadanimo oo loo fidiyo Soomaaliya, inkastoo howlo badan oo gurmad ah laga fuliyay gudaha dalka.
Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in qiimeyn la sameeyay ay muujinayaan in xilligga Jiilaalka ee soo socda...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF, ayaa todobadkan magaalladda Muqdishu ka bilaabay Ololaha tallaalka cudurka Jadeecada.
125-kun oo carruur ah oo da’dooda ay ka yartahay 6 ilaa 59 bilood, oo ku nool xeryaha ay ku jiraan dadka Barakcyaasha ah ayaa la doonayaa in...
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalladda Cadan ee dalka Yemen Danjire Axmed Cabdi Xasan Suudaani, ayaa sheegay in xabsiyada laga sii daayay Qaxootigii Soomaaliyeed ee ka badbaaday doontii lagu duqeeyey xeebaha magaalladda Xudayda ee dalka Yemen horraantii bishii Maarso ee sanadkan 2017.
Qunsulka ayaa dhinaca kale sheegay in bukaanada...
Gabar iyo Wiil is-jeclaaday oo markii la isku diiday is Meher xaday ayaa qoyskii gabadha dhallay dhibaato soo gaarsiiyeen gabadhoodii iyo Aabaha dhalay wiilka guursanayay.
Arrintan foosha xun leh ayaa waxay ka dhacday magaaladda Hargeysa, waxaana ay ahaayeen laba qof oo is calmaday oo qoyskii gabadha dhalay u diiday Wiilkii...
Ugu yaraan 19 qof ayaa dhintay halka 50 kalana ay ku dhaawacmeen kadib, markii weerar Qarax ah uu ka dhacay goob xaflad ay ka socotay oo ku taalla magaalladda Manchester ee dalka UK.
Qaraxa wuxuu ka dhacay dibedda saaxadda heesaha lagu tumo ee Manchester wax yar ka dib markii uu...
Warbaahinta Al Shabaab ayaa siidaayay muuqaal ku saabsan xaflad loo sameeyay dagaalyahanno ka tirsan kooxda oo dhameystay tababar ciidan oo muddo socday.
Sheekh Cali Maxamuud Raage, oo ah afhayeenka Al shabaab, ayaa sheegay in dagaalyahannada dhameystay tababarka ay intooda badan yihiin Kenyan, kuwaas oo la doonayo in ay dib ugu...
Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha dunida gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.
Sida caadada ah maalmaha ka horeeya bisha Ramadaan qoysaska Soomaaliyeed waxaa ay u galaan diyaar garoow xoog leh, iyaga...
Cudurka Cholera ayaa ka dilaacay dalka ay bur-buriyeen dagaalada ee Yemen, sida hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay.
Tan iyo 27-kii bishii April, ugu yaraan 315 qof ayaa u geeryooday cudurka, sida hay’adda ay sheegtay.
Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dhinaca kale sheegtay in 22 gobol oo ka tirsan...
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidii loola dagaalami lahaa Al shabaab.
Generalka ayaa dhinaca kale sheegay in uu shacabka ka codsanayo in ay taageeraan ciidanka maadaama ay qaadayaan howlgallo dagaal oo ka dhan ah...


















