Xildhibaano badan oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee Mareykanka ayaa si adag uga falceliyay weerarkii Madaxweyne Donald Trump ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, iyaga oo ku tilmaamay tallaabadaas "mid ka baxsan dastuurka" isla markaana ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweynaha.
Madaxweyne Trump ayaa xalay amray hawlgal lagu magacaabay “Operation...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya laga saaray liiska kuwa ku lugta leh askareeynta caruurta, oo in muddo ah safka hore ay kaga jirtay wadamada Colaadaha ka jiraan ee Caruurta lagu askareeyo.
War ay soo saartay wasaaradda ayaa shaaca looga qaaday in mar kasta mudnaan gaar ah ay siiso...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban.
Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka...
Waddamada caalamka iyo ururrada caalamiga ah ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerarkii ay ciidamada Maraykanku xalay ku qaadeen saddexda xarumood ee nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan. Qaramada qaar ayaa taageeray, qaar kalena si adag u cambaareeyay, halka kuwa kalena ay ku baaqeen in xiisadda la dejiyo.
Israa’iil...
Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya – AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) – uu si buuxda u hawlgalo bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya ATMIS oo muddo xileedkiisii dhamaaday 1-dii Janaayo 2025.
Howlgalka cusub ayaa noqonaya wajiga saddexaad ee dadaallada Midowga Afrika ee...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, Natanz iyo Isfahan, isaga oo ugu baaqay Iiraan in ay hadda nabad qaadato.
Trump ayaa weerarka ku tilmaamay “guul weyn...
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysn oo gudaha degmada Aadan Yabaal ka fuliyeen ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya kuwa Saaxiibada Caalamka.
Howlgalkaan ayaa la tilmaamay in si gaar ah loogu beegsaday guri ku yaala degmada Aadan Yabaal oo kooxdu u ahaa...
Dowladda Israa’iil ayaa Khamiistii sheegtay inay doonayso in Maraykanku gacan ka siiyo weerarrada ay ku hayso xarumaha nukliyeerka ee Iran, xilli Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, uu sheegay inuu muddo 2 todobbaad gudahood ah uu go'aan kaga gaadhi doono in Maraykanku colaada ku lug yeesho iyo in kale.
Israa’iil ayaa toddobaadkii...
Taliyihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa dib loogu doortay kursiga HOP058 ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Doorasho ka dhacday degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee caasimadda Hirshabeelle ayuu Sambaloolshe kursigaan ku guulaystay iyadoo aan lagula tartamin, kaddib...
Qaramada Midoobay (QM) oo xuseeysay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada Jinsiga la xiriira ee Soomaaliya ayaa ku baaqday in la taageero dadka ka badbaaday iyo dhibanayaasha xadgudubyada la kulmay.
"Bulshada Soomaaliyeed waxay mudan yihiin in garab la siiyo kuwa ka badbaaday iyo dhibanayaasha ay ku dhaceen falalka Jinsiga la...

















