Tuesday, August 25, 2026
Dalalka ugu taagta weyn dunida iyo Qaramada Midoobey ayaa cambaareeyay dagaallada kasoo cusboonaaday dalka Libiya xilli xaaladda ay faraha kasii baxday. Dalalka ugu dhaqaalaha roon dunida ee G7 ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku dagaallamaya Libiya inay si degdeg ah ku joojiyaan dhaqdhaqaaqyada militari, dhanka kale, golaha ammaanka ee Qaramada...
Mareykanka ayaa qirtay duqeymo ay bisha April Soomaaliya ka fuliyeen diyaaradahiisa aan duuliyaha lahayan ay ku dhinteen dumar iyo carruur. Waa marki ugu horreysay oo uu Mareykanku qirto iney duqeymaha diyaaradihiisa ay fuliyeen ay ku dhinteen dad rayid ah tani iyo marka uu Soomaaliya ka billaabay duqeymaha dhinaca cirka ah. Toddobaad...
Taliye ku-xigeena Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Sakiya Axmed oo shir Jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho  ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen keydkii hubka iyo qaraxyada ee ururka Shabaab ee magaaladda Muqdisho. Waxa ay sheegtay in howlgal ciidamadu ka sameeyeen degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ay ku soo qabteen Hub, qaraxyo,...
Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed lagu hakinayo shaqooyinkii ay xisbiyada ka jira dalka kawadeen deegaanada maamulkan. Warsaxafaadeedka ay soo saartay wasaaradda arimaha gudaha ayaa lagu wargeliyay in dhamaaan ururada iyo xisbiyada heer federaal iyo heer dowlad goboleed ay dib u dhigaan shaqooyinkii...
Ciidamada amaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Howlgal ay fuliyeen shantii bishaan Apriil waxa ay kusoo soo qabtaeen xubin muhiim ah oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab. Xubintan ka tirsan Alshabaab ee ay ciidamada amaanku qabteen ayaa Alshabaab u qaabilsanaa ku xirista Walxaha Qarxa ee gaadiidka waxaana lagu qabtay howlgal...
  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee Degmada Warta-Nabadda. Guddoomiyaha oo munaasabadda dhagax-dhigga ka hadlay ayaa sheegay in muhiimad weyn ay u leedahay bulshada ku dhaqan Waaxda Barwaaqo ee dib-u-dhiska lagu sameenayo, si ay ugu helaan adeegyada...
Xisbiyada mucaaradka ah ee WADANI iyo UCID ayaa xukuumada ku eedeeyey inay sabab u ahayd inay dib u dhacdo doorashadan goleyaasha wakiiilada iyo deegaanka. “Qabashada doorashada waxay saaran tahay xukuumadda wayna ka gaabisay, sideed bilood ka hor ayaanu u gudbinay cabashadayada iyo in aanay gudidan doorashooyinku qaban Karin doorashada”ayuu yidhi...
Ciidanka amniga Galmudug ayaa maanta soo bandhigay dhisme ay sheegeen  inay degganayeen raggii fuliyay weerar Isniintii toddobaadkan lagu qaaday xarun uu Koonfur magaalada Gaalkacyo ka degganaa Waddaad lagu magacaabo Cabdiwali Cali Calmi Yare. Taliye ku-xigeenka Ciidammada Booliska Galmudug,Cabdi Jaamac Cabdulle (Xabeeb) ayaa sheegay in gudaha guriga ay ku arkeen raadad...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqashadii ugu horreeysay ku tagay magaalada Dhahar ayaa maanta dhagaxdhigay dhowr mashruuc oo deegaanka lagu horumarinayo. Ugu horrayn, madaxweynaha Puntland ayaa dhagaxdhigay 100 guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee xooluhu kaga dhamaadeen abaaraha iyo shacab kasoo jeeda Puntland oo kasoo barakacay...
Ardayda Jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya qaarkood ayaa maanta oo Isniin ah dib u billaabay waxbarashadoodii, kaddib sagaal bilood oo hakad ay ku jirtay waxbarashada Jaamacadda, xilligaasoo xoogag ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Jaamacadda ayna ku dileen 148-arday oo arday u badnaa. Waxaa si aad ah loo adkeeyay...