Qoysaskaan oo Ka Cararay Madaafiic ay ku garaacayaan goobaha ay daganyihiin ciidamada shisheeye ayaa gaaray maanta Degamada Lafoole ee Duleedka Magaalada Muqdisho
Qoysaskaan oo u badan dad danyar ah oo ku dhaqanaa Degmada Howl wadaag ayaa waxay sheegeen in dhibaato baahsan ay ku qabeen duqeymo si arxam daro ah loogu garaaco hoygooda waxay sheegeen iminka in ay noqdeen duqeymah mid 24 saac ah taasina ay ku qasabtay in ay maciin bidaan qaxootinimo iyagoona sidoo kale xusay in xilligii ciidamada Eithopia ay joogeen ay ku sugnaayeen Degmada Howlwadaag
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)





