3. Maxamed Axmed Caalim”’ Augost Ka Hor Waxaa La Dooranayaa Madaxda Ugu Sar Sareesa TFG-da Waana Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirka Kenya

0
630

Madaxweynaha Maamul goboleedka Gal Mudug oo ka mid maamulada reer galbeedka u adeega ayaa sheegay in shirka kenya laysku raacay Soomaaliya in ay ka dhacdo Augost ka hor doorashada Madaxtinimada Soomaaliya

Maxamed Axmed Caalim Wuxuu sidoo kale sheegay in shirka doorashada uu shir gudoominayo Ampassador Augositno Mahigo wuxuuna sidoo kale carabka ku adkeeyay in dhamaan wadamada reer galbeedka ay isku raaceen Augost in la doorto Madaxweynaha TFG-da iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Hadalkaani Caalim ayaa wuxuu imaanayaa xilli xalay lagu soo gabagabeeyaya Magaalada Neirobi shir hal maalin u socday hogaamiyayaasha Soomaalida u adeega reer galbeedka iyo xubna ka socday Gaalada Madow

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)