Madaafiic Ciidamada Shisheeye Ay Ku Garaaceen Suuqa Bakaaraha Oo Dad Rayid Ah Ay Ku Shahiideen Kuwa Kalana Ay Ku Dhaawacmeen

0
570

Ciidamada Ugandha Iyo Burundi ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta duqeyn xoogan u geystay suuqa weyn ee ganacsiga Bakaarah ee Magaalada Muqdisho

Duqeyntaasi inta la ogyahay ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen waxaana ciidamada shisheeye ayaa maanta waxay mar kale bur burin u geysteen goobo ganacsi oo ku yaala suuqa Bakaaraha Iyadoo ay Muddo Afar maalmood ah uu Suuqaasi Xiran Yahay Marka laga Reebo Gnacsato Alaabahooda la baxaya

Duqeymahaani ayaa Waxa ay Imaanaya Xil Aysan wax dagaalo ah ka Jirin Gudaha Suuqa bakaaraha Iyo Daafaheeda

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)