Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo saaray jadwalka doorashada
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo cuskanaya qaar ka mid ah qodobada dastuurka Punland ayaa soo saaray go’aamo la xiriira doorashada Puntland oo bilihii la soo dhaafay ka taagnaa khilaaf u dhaxeeya xukuumadda madaxweyne Deni iyo rag mucaarad ah.
Mucaaradka ayaanan ilaa hadda ka hadlin go’aanka Guddiga Doorashada iyadoo ay jiraan warar sheegaya in hadda mucaaradku ay galeen shir deg-deg oo ay kaga hadlayaan arrintan.
Warqadda uu saaray guuddiga oo faah-faahsan hoos ka akhriso.

Copyright: Guddiga Doorashada Puntland

Copyright: Guddiga Doorashada Puntland













