Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda gacasatada Soomaaliyeed oo la xariira iney u hoggaansamaan amarada kasoo baxa kooxda Al-shabaab.
NISA ayaa uga digtay ganacaatada Soomaaliyeed talaabooyin kooxda Al-shabaab ay ku dooneyso iney ku boobto hantidooda, islamarkaana dib loogu dhibaateynayo shacabka Soomaaliyeed.
War qoraal ah kasoo baxay Xafiiska Hay’adda NISA ayaa lagu faray in ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka fogaadaan meelaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab oo bartilmaameed u ah hay’addaha amaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Hay’adda NISA:-
