Dhalashada Nabi Muxamed SWC Awgeed oo Dhamaan Shaqaalaha Dawladda Federalka Loo Fasaxey.

0
872

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay maanta guud ahaan fasaxday Shaqalaha Dowladda, iyadoo lagu arintaa lagu weyneeynayo munaasabadda dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa arintan lagu war-galiyay dhamaanba laamaha kala gadisan ee dowladda :