Taariikh Qadiimi ah Sawirkii Boqoraddii Faraaciintii Masar oo Muqdisho laga heley.(DAAWO)

0
855

Waxaa dhulka hoose laga soo saarey meel magaalada muqdisho ka mid ah Sawir, raad muujinaya in taariikh fog oo qadiimi ah ay ka dhaxeyso Masaarida iyo soomaalida,waxaana caddeyn u ah qalab taariikheedkan la yaabka leh.

Waa qalab ka sameysan Maar iyo Qalin uu ka dhex muuqdo sawirka Boqoradii Faraaciintii Masar taas oo lagu magacaabi jirey (XETSHAMSUUT) waa aalad qaali ah oo muujineysa in Faraaciintii Masar iyo Soomaalidu lahaayeen sida ku xusan taariikhda,waxaana la sheegaa in faraaciinta masar ay soomaaliya la lahaayeen xiriir ganacsi kana gadan jireen Soomaaliya Beenyada iyo Baalka Goreyga.

Raadkii Faraaciinta oo Muqdisho laga heley.
Sawirka idiin muuqda waa Gaashaan maar ah oo uu ku xardhanyahay sawirka boqoraddii Faraaciinta ka midka ahayd ee Xatsabshuud oo qalin ah taasoo noolayd 1500 oo sano kahor dhalashadii nebi Ciise CS. Boqoraddan oo ay taariikhdu qorto inay xilligii xukunkeeda ay dhulka Soomaalida timid. Shaxankan ka midka ah raadadkii faraaciinta waxaa laga heley gudaha ceel laga qodayay Muqdisho. Ciddii danaynaysa inay iska xaqiijiso oo ay iibsato waxay nagala soo xidhiidhi kartaa 00252615366662 iyo 00252634242460.

xetshamsuutxetshamsuut