Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ayaa maanta Weerar Culus Ku Soo qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ay Kuy Lee Yihiin Wasaaradii Hore ee gaashaandhigga
Weerar Gaadmo ka Dib ayaa waxa Bilawday Dagaal Fool ka Fool ah oo Dhex Maray Ciidamada Shisheeye oo Is Difaacaya Iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar ah
Khasaaraha dagaal ayaa ah Mid Aan la xaqiijin karin Wallow ay Hubaanti tahay In Uu saameyn Ballaaran Yeeshay dagaalka
ma jiro wax war ah Oo ka Soo baxay Dhinacyada dagaalamay Waxaa haatan Degan Goobihii Uu dagaalada ka Dhacay Iyadoo ay suura gal tahay In uu Bilawda Saacad walba
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641