Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar Culus Ku qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ee Nawaaxiga Wasaaradda Gaashaandhigga

0
433

Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ayaa maanta Weerar Culus Ku Soo qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ay Kuy Lee Yihiin Wasaaradii Hore ee gaashaandhigga

Weerar Gaadmo ka Dib ayaa waxa Bilawday Dagaal Fool ka Fool ah oo Dhex Maray Ciidamada Shisheeye oo Is Difaacaya Iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar ah

Khasaaraha dagaal ayaa ah Mid Aan la xaqiijin karin Wallow ay Hubaanti tahay In Uu saameyn Ballaaran Yeeshay dagaalka

ma jiro wax war ah Oo ka Soo baxay Dhinacyada dagaalamay Waxaa haatan Degan Goobihii Uu dagaalada ka Dhacay Iyadoo ay suura gal tahay In uu Bilawda Saacad walba

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com