Qarax Bumbka gacanta laga tuuro oo wasiir dawlada federalka ka tirsani ka badbaadey.

0
538

Waziirka Dhallinyarada iyo Isboortiga, Maxamed Cabdullaahi Xassan ayaa sheegay inuu ka badbaaday qarax la damacsanaa in lagu khaarajiyo.

Qaraxaa ayaa ka dhacay wadada Maka-al-Mukaram. Gaarigiisa ayaa walxaha qarxa lagu soo tuuray   mar uu wax yar ka dagay.

Hal qof ayaa uu sheegay in wax gaareen balse ilaaladiisa iyo asaga inaysan waxba gaarin ayuu sheegay.

warsom2011@gmail.com

salaam banksalaam bankbeccotabaarak