Afahayeenka Ciidamada Dalka Soomaaliya u Jooga Nabad ilaalinta Ee AMISOM Cali Aadan Xaamud Ayaa Been Abuur Iyo Meel ka Dhac Ku Tilmaamey Hadalkii Ka Soo Yeeray Hay’adda Human Rights Wotch Taasi Oo Ku Aadneyd Ciidamada Amisom In Ay Falal Kufsi Ah Ku Hayaan Gabdhaha Soomaaliyeed Isagoona Sheegay In Ay Jawaab cad ka bixin Doonto Hey’addaasi.




