
Daryinka Rasaasta Iyo Qoryaha Nuuca Garbaha Laga Gano Ayaa Laga Maqlayaa Agagaarka Madaxtooyada Iyadoona Aan Wali Kala Cadeyn Halka Ay Ka Dhacayaan
Dhawaqa Madaafiicda Ayaa Hurdada Ka Soo Toosiyey Dadka Reer Muqdisho Iyagoona La Amakaaksan Halka Ay Wax Ka Dhacayaan Mana Cada In Ay Tahay Weerar Ay Al-shabaab Soo Qaaday Iyo In Ay Dowlada Weerar Ku Qaaday Kooxii Ay Dhawaantaanba Ku Dheelman Jirtay Islamarkaana Ay Hubka Ka Soo Uruurin Jireen
Wixii Ku Soo Kordha Dagaalkaani Haatan Laga Maqlayo Muqdisho Kala Soco Warsom.com




