Wararka Soomaaliyeed
Cabdi Kariim Xasan Jaamac oo ahaa wasiirkii warfaafinta ee xukuumadii Farmaajo ayaa ku guul dareystay hamigii uu lahaa ee ku aadanaa in uu noqda R/wasaarah TFG-da
C/kariin Xasan Jaamac ayaa labis u soo gatay in uu noqdo R/wasaaraha TFG-da wuxuuna galay diyaar garow buuxa oo ku Aadan xilkaasi inuu qabto hasa yeeshee maanta ayuu candhuuftiisa dib u laqay ka dib markii Madaxweyne Shariifka Soomaaliya uu ku dhawaaqay C/wali Maxamed Cali
Ilo Wareedyo ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom in C/kariin dhagta uu ugu sheegay Shariif inuu ka dhigi doono R/wasaaraha TFG-da
C/kariin Xasan Jaamac ayaa wuxuu ahaa shaqsi si weyn kaga ag dhow Madaxweynaha Shariifka Soomaaliya waa shaqsigii keenay C/kariin Xasan Jaamac Farmaajihii la Ceyriyay
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





