Wararka Soomaaliya
Wararka aan ka haleyno xafiiska Farmaajo ayaa sheegaya in goor dhow uu is casili doono R/Wasaaraha Soomali Ameerikaanka Farmaajo Waxaana wariyayaasha wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ay soo sheegayaan in Farmaajo daqiiqado ka dib uu qaban doono shir jaraaid uu isku casilayo sida wariyeyaasheenii ay ka soo xigteen xildhibaano taabacsan Farmaajo
Dhanka kale R/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo ayaa mudo saacada ah ku xirnaa xarunta ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin Xalane iyadoona lagu cadaadinayay mudaduu xirnaa in uu is casilo isagoona u hogaansamay amarkii Gaalka Yuweeri Musavani oo ku aadanaa in uu is casilo si loo dhaqan galiyo heshiiskii Kampala
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





