Wararka Soomaaliya
Bayaan ka soo baxay Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Magacaabidii Sh. Ayman Al-Zawaahiri Amiirka Mujaahdiinta Caalamka
Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo ah afhayeenka guud ee mujaahidiinta Soomaaliya ayaa sheegay in Sh.Ayman Al-Zawaahiri uu yahay nin aqoon badan leh islamarkaana in badan ku soo gudu jiray saaxada Jihaadka Caalamka
Sheekha ayaa sidoo kale sheegay in uu isleeyahay Sh.Ayman Al-Zawaahiri in uu ka aqoon badan Sh. Usama Binu Ladin رحمه الله
Dhanka kale Sh. Cali Dheere oo xiligaasi ka hadlayay Idaacad ku hadasha afka Mujaahidiinta Al Shabaab oo la yiraa Al-Undunus ayaa intaa raaciyay in Sh. Ayman Al-Zawaahir wax badan uu ku soo kordhin doono saaxada Jihaadka Caalamka
Sh. Cali Dheere ayaa sidoo kae intaa raaciyay in Sh.Ayman Al Zawaahiri shaqsi aad aqoontiisa u dhisantahay uuna ka rajeynayo inuu xureeyo wadamada badan oo ka tirsan dunid Muslimka
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(
info@warsom.com & webmaster@warsom.com)
ٍ





