Hashiiskii Mujaahdiinta Al Shabaab Iyo Beesha Hawar Iji Oo Dhaqan Galay

0
642

 

Wararka Soomaaliyeed

Dhawaan ayaa waxaa heshiis wada gaaray Mujaahidiinta Al Shabaab iyo beesha Hawar Iji ceer waxaana si toos ah loo dhaqan geliyay qodobo Hashiiska ku qornaa iyadoona Maxaabiis ka soo jeeda beesha Hawar Iji oo ay hayeen Mujaahdiinta Al Shabaab la sii daayay waxaana beeshaasi ay bilowday inay ka soo hijrooto Dhulka ay Heestaan Kooxda Ahlu Sunnah ayna u soo hijrooto dhulalka barakeysay ee ay gacanta ku hayaan Mujaahidiinta Al Shabaab waxaana beesha Hawar Iji ay dagtaa deegaano ka tirsan Gobolka Gal Gaduud sida Deegaanka Dhagaxyaale, Wabxo iyo deegaano kale oo badan oo ka tirsan gobolka gal gadud

Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Duqeyda Hawar Iji ayaa labada u xaqiijiyeen Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in heshiiska si buuxda uu u dhaqan galay waxaana arimahaani ay ku soo beegmayaan xilli deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud dagaalo ay ku dhexmarayaan Mujaahdiinta Al Shabaab iyo Kooxda Ahlu Sunnah

 

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)