Qarax aad u xoog badan ayaa laga maqley agagaarka madaxtooyada kaas oo aan dhawaqiisa beryahan laga maqlin magaalada muqdisho gudaheeda.
Qaraxan ayaa la sheegayaa in uu ka dhacey hottel naasa hablood2,lamana oga qasaaraha inta uu la egyahey,waayo mar hadii meel qarax ka dhaco suura gal maahan in markiiba wax laga ogaado.
Qaraxyada ayaa joogto ka ah magaalada muqdisho hase yeeshee xaaladu dhawaanahan caadi ayey magaaladu aheyd waxaanan idiin soo gudbin doonaa hadba wixii kusoo kordha qaraxan iyo qasaaraha uu geystaba insha allaah.




