Al-shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig ay Ciidama Amisom Ku Leeyihin Duleedka Dagmada Shalanbood.

0
543

Habeenki Xalay ahaa Abaare sideedii
fiidnimo ayaa waxa
weerar ka dis ah xarakada Mujaahiita al-shabaab ay ku qaaden Saldhiga Ciidamada
Burundi kuleeyihiin Deegaanka
Shalaanbood ee Gobalka
Shabeelaha Hoose.

Dagaalka ayaa waxa la sheegay inuu Muddo Kooban
kasocday Duleedka Shalaanbood
ee Gobalka Sh/Hoose.

Dadka Deeganka ayaa waxa ee sheegen in ay maqlayen dhawaqa rasaas iyo qaraxyo.

Ilaa iyo iminka lama xaqiijin karo qasaaraha ka dhashay dagaalka u dhexeyay ciimada burundi iyo kuwa xaraka al-shabab balse wixi faahfaain ah oo kala soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com