Xiisado Dagaal Oo U Dhaxeeya Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Ciidamada Dowlada Oo Kataagan Qeebo Katirsan G/Hiiraan

0
612

Kadib Mujaahidiinta al-shabaab markii ay lawareegeen Deegaan ku dhow kala beerka ayaa halkaas waxaa ka bilawday xiisado udhaxeeya ciidamada TFG da iyo kuwa Mujaahidiinta al-shabaab

Goob joogyaal kusugan Kalabeerka ayaa usheegay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom in halkaas ay kajirto cabsi iyo qalqal baahsan oo soogalay ciidamada TFGda ee kusugan deegaanka kala beerka ayagoona sheegay in ciidamadaasi qaarkood ay iskaga baxeen deegaanka kalabeerka

Waxaana weli kacsan xaalada deegaanka kalabeerka oo ku dhow goobta dagaalka uu kadhacay

  

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)