Kadib Mujaahidiinta al-shabaab markii ay lawareegeen Deegaan ku dhow kala beerka ayaa halkaas waxaa ka bilawday xiisado udhaxeeya ciidamada TFG da iyo kuwa Mujaahidiinta al-shabaab
Goob joogyaal kusugan Kalabeerka ayaa usheegay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom in halkaas ay kajirto cabsi iyo qalqal baahsan oo soogalay ciidamada TFGda ee kusugan deegaanka kala beerka ayagoona sheegay in ciidamadaasi qaarkood ay iskaga baxeen deegaanka kalabeerka
Waxaana weli kacsan xaalada deegaanka kalabeerka oo ku dhow goobta dagaalka uu kadhacay
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
*(





