Burundin oo kamid ah ciidamada burburinta ugeysta daaraha suuqa bakaaraha taliyahooda ayaa manta warbaahinta Muqdisho usheegay inaynan duulaan ku aheyn suuqa bakaaraha iyadoona hadalkiisu uu ahaa mid been ah isla markaana uu kudoonayo inuu kuqaldo indhaha Gaalada dhaqaalaha soo siiso iyadoona ciidamada Burundi qeeb kayihiin kuwa duulaanka qaaban ku qaaday suuqa bakaaraha islamarkaana doonaya in bililiqo cad ay
Ayadoona gudoomiyaha ganacsatada suuqa bakaaraha Xaaji Cali Max’ed Siyaad (Cali Dheere) uu sheegay maanta in hantida suuqa bakaaraha taalay intooda badan ay labaxeen ganacsatadii laheyd taasina ay sabab utahay duulaanka qaawan ay kusoo qaadeen suuqa bakaarah ciidamada shisheeye iyo kuwa TFGda
Ka geestaan suuqa ganacsiga ee bakaaraha.
Dhawaan ayey aheyd markii duulaan lafashiliyay ay kuqaadeen suuqa bakaaraha ciidamada Burundi, Uganda iyo kuwa TFGda oo is kaashanaaya
Hadalka kasoo yeeray korneel Alos oo ah taliyaha ciidamada Burundi ayaa waxa ay dadka umacneesteen in uu yahay mid jeesjees ah uu ku jeesjeesayo ganacsatada suuqa bakaaraha





