M/weynaha Iyo Kuxugeenkiisa Hirshabeele oo La Shaaciyey Waqtiga ay Dhaceyso.

0
789

Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa soo saaray jadwalka doorasho kaddib markii ay maanta xildhibaannada Hirshabeelle codka kalsoonida siiyeen.

Jadwalka guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in 8 bisha ilaa 9ka la qaban doono Araajida musharixiinta xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa 10ka bishanna la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta halka 11ka isla bishan November-na la dooran doono madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa.

Mudo afar cisho ah ayeey u muuqataa in gabi ahaanba lagu soo gabagabeyn doono doorashadan oo ah mid xasaasi ah siweynna isha loogu wadda hayo

Hoos ka akhriso jawalka Doorshada :