War Murtiyeed Laga Soo Saarey Shirka Gudiyada Dib u Eegista Xeerka Qaranka oo Kismaayo Lagu Soo Gaban Gabeeyey.

0
526
Shirkan oo furmay maalintii Axadda ee 7-da Abriil ayaa lasoo gabagabeeyay ayadoo intii uu socday looga doodayay cutubyada 6-aad, 7-aad iyo 9-aad ee dastuurka oo ay soo diyaariyeen guddiga baarlamanka iyo gudiga madaxa bannaan, waxaana doodda ka qeybgalay madaxda wasaaradaha dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday gudiyada baarlamanka heer federaal iyo dowlad goboleedyada.
 
Shirkan ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka koobnaa qodobo dhowr ah;
 
halkan hoose ka aqriso war murtiyeedka kasoo baxay shirka.