Gaari Nuuca Raaxada Ah Oo Goor Dhow Ku Qarxay Isgoyska Debka Ee Magaalada Muqdisho

0
577

Iyadoo ay isasoo tarayaan qaraxyada ilaa hada lagana cabsi qabo in ay sii kordhaan ayaa waxaa goor dhow u qarxay gaari kuwa raaxada ag agagaarka isgooska debka ee magaalada muqdisho

Gaarigani ayaa lagaaqof rayid ah sida ay sheegeen goob joogayaan iyadoona uu ku dhaawacmay qarxaasi iyadoona la ogeen sababta iyo cida ka dambeysa qaraxa

Dadka magaalada muqdisho kku nool ayaa intoda badan u dhagtaagaya qarxyo ay saadaaliyeen ciidamada amaanka sida booliska kuwaasoo xilli walba warbaahinta soo marinaya in ay soo socdaan qaraxyo.

Qaraxan iyo kii xalay ka dhacay iskool booluusiya ayaa imaanaya xili maalinka berita ah ay saraakiisha amaanka dowlada ay ka balan sanyihiin baarlamaanka soomaaliya waxyna dadka u dhaga taagayaan waxyaabaha kasoo bexe doona yeeritaanka baarlamaanka looga yeeray hay’adaha amaanka dalka.