
Wasaarada arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.
U yeeridda safiiraddan ayaa la aaminsan yahay in ay ka dambeyso qaraarkii Trump ee la xiriiray lahaanshaha buuraha Golen Hights oo ay Soomaaliya ka aamustay.
Wasiirka arimaha dibadda Axmed Ciise Cawad Wasiirka ayaa safiiradda loo yeeray ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

.











