War Deg Deg ah Labo Qarax oo Lala Kala Beegsadey CID iyo Hotell Saxafi Goor Dhaw Magaalada Muqdisho.

0
573

War Hadda Na Soo Gaarey ayaa Sheega in Laba Qarax Lala Kala Beegsadey Xarunta Danbi Baarista CID iyo Hotel Saxafi iyadoon Qasaaraha Wali La ogeyn Hase Yeeshee Xildhibaano Degen Hoteelka oo Aan La Xiriirney Waxa Ay Noo Sheegeen in Xaaladoodu Wanaagsantahey oo ay Fiicaan yihiin kuna Jiraan Qolalkooda.

Lama Oga in Gudaha Loo Galey Meelaha Qaraxyada Lala Beegsadey iyo Qasaaraha Dhabta ah Hase Yeeshee Gadaal Ayaan Idinkaga Soo Gudbin Doonaa Wixii Warar ah ee Kasoo Kordha Qaraxyadan Haddii Eebbe Idmo.