Madaxweynaha dalka Kenya islamarkaana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha doorashada maanta dalkaasi ka dhaceysa Uhuru Kenyatta ayaa shacabka ugu baaqay in ay si nabadgalyo codkooda u dhiibtaan.
Doorashadan ayaa ah mid siweyn isha loogu wada hayo waxaana ku loolamaya madaxweynaha xiligan tallada haya Uhuru Kenyatta iyo Ninka ay sidda weyn isaga soo horjeedaan ee Raila Odinga.
Doorashadan oo ah mid ilaa Lix qeybood ka kooban ayaa tan ugu muhiimsan ee sida weyn looga war sugayo ayaa ah tan madaxweynaha iyo cidda hanan doonta tallada kursiga looga arimiyo dalka.
warsom2011@gmail.com