Ismaaciil Cumar Madar oo ah arday dhalinyaro ah oo ka qayb galay tartanka qur’aanka kariimka ah ee sannad walba ka dhaca dalka Imaaraadkaa ayaa sheegay in laga soo masaafuriyey dalka Imaaraadka Carabta.
Ismaaciil oo wareysi siiyey VOA ayaa soo ceyrintiisa ku sababeeyey inay la xidhiidho xiisadda siyaasadeed ee ka dhex aloosan wadamada Carabta iyo mowqifka ay Soomaaliya arrintaas ka qaadatay Waxaana Haatan Ismaaciil Cumar Madar Uu ku suganyahay magaalada Hargeysa oo uu dib ugu laabtay .
warsom2011@gmail.com








