Kaddib kulan aan caadi aheyn oo maanta ay ku yeesheen magaalada Jowhar gollaha wasiirada maamul gobolleedka Hirhabeelle ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya maamulka iyo dowladda dhexe ee federaalka.
Kulanka oo uu goob joog ka ahaa madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa war-saxaafadeed markii danbe laga soo saaray waxaa looga hadlay faragalin sida ay hadalka u dhigeen lagu hayo Ilaha dhaqaale ee maamulka.
Akhriso war-saxaafadeedka :
warsom2011@gmail.com