Gudiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee gobollada W/qooyi Soomaaliland ayaa soo saaray xubnaha xildhibaanada u tartamaya kuraasta aqalka sare ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland.
Musharixiintan ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta ka mid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan dhisan.
Liiska musharixiinta la soo saaray ayaa waxaa ka mid ah wasiirka wasaarrada warfaafinta DF Max’ed Cabdi Xayir Maareeye.
Akhriso magacyada musharixiinta aqalka sare ee gobollada W/qooyi :
warsom2011@gmail.com