war murtiyeed ka soo baxey shirkii madasha wada tashiga Baydhabo ka socdey.

0
608

Shirkii
Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka
Somalia ee 2016-ka ee lagu qabtay
Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray
maanta War-murtiyeed ka kooban
saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen
Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa
Maamul-goboleedyada dalka.