Al-Shabaab Oo La Wareegtay Gacan Ku Heynta Dgemada Fiidow.

0
504

Al-Shabaab ayaa La Sheegayaa In Ay la  wareegtay gacan ku haynta degmada Fiidoow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidamadii AMISOM iyo kuwii dowladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugnaa ayaa la tilmaamay inay xalay isaga soo bexeen deegaanka.

Gudoomiyaha Mahaday oo Fiidow ay hoostagto ayaa  xaqiijiyay arrintaasi, lakiin waxa uu tilmaamay inaan lagu soo wargelin Arinkaasi.