Dadka maanta soo gaaray Boosaaso ayaa tiradoodu Waxa Ay gaaraysaa 1,723 qof oo iskugu jira 763 carruur ah, 581 dumar ah iyo 379 rag ah.
Doonta dadkan sidday ayaa kasoo shiraacatay dekedda magaalada Mukalla ee Yemen.
Maalintii shalay ayaa Yemen ay ka bilaabatay xabbad-joojin soconaysa shan maalmood oo ay wada gaadheen isbahaysiga uu horseedka ka yahaya Sucuudiga iyo mucaaradka Xuutiyiinta.





