Madaxweyne Xasan Sh Iyo Uhuru Kenyatta Oo Ka Wada Hadlay Arimaha Badda Soomaaliya(DAAWO SAWIRADa)

0
296

Uh2Uhu XAsUhu3Uhu5Labada Madaxweyne ayaa wexey ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo Xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay, sida Dacwadii Dowladda Soomaaliya ay u Gudbisay Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamka ee la xiriirtay Arimaha Badda Soomaaliya.

Ilo Ku dhow dhow Madaxweynaha ayaa sheegaya in Ujeedada Kulanka Madaxweyne Xasan uu la qaatay Uhuru Kenyatta ay aheyd sidii uu ugala hadli lahaa arimaha Badda Soomaaliya.

Labada Mas’uul ayaa isla soo qaaday sidii Arimahaas ay labada dowladood uga wada xaajoon lahaayeen isla markaana looga maarmi lahaa in Dacwado ay isku dhaafsadaan Indhaha Caalamka.