Alshabaab Oo Meel Fagaaro Ah Ku Toogatay Mas’uul Ka Tirsanaa Dowladda

0
359

Xarakada Mujaahidiinta alshabaab ayaa goob fagaaro ah oo ka tirsan Buq-aqable gobalka Hiiraan ku toogtay Sarkaal ay ku sheegayn magaciisa Axmed Muxamed Cibaar Oo Ka Tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya Sida Uu Sheegay Masuul Ka Tirsan Al-shabaab .

Sarkaalkani ka tirsan Alshabab, Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ninkaani LaguMagacaabo Axmed Muxamed Cibaar ayna ururka alshababa ka soo qabatay magaalada Jalalaqsi Ee Gobolka HiiraanIsaga Oo Ku Howlan La Dagaalnaka Dagaalyahanada Al-shabaab.

Toogashadani Al-shabaab Ay Ku Toogteen Ninkaani Ay Ku Sheegeen In Ay Uu Ka Tirsanyahay Ciidamada Dowlada Soomaalya Ayaa Imaanaya Xilli Dowlada Ay Dhawaan Bilowday Howlgal Ay Ugu Magacdareen Badweynta Hindiya/Idian Ocean