Qaraxii 4 iyo 5-aad ka dhacay Xarunta // Xildhibaano dhintay

0
503

Wariye ka tirsan Shabakada Wararka ee Garoowenews Online oo ku sugan Nawaaxiga Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa sheegay in goordhow labo Qarax ay ka dhaceen Gudaha dhismaha Baarlamaanka.

Waxuu sheegay in Xildhibaan lagu magacaabi jiray Cali Sheekh uu ku geeeriyooday Weerarka Isagoona sidoo kale tilmaamay in Xildhibaan lagu magacaabo Cumar Finish kuwaasi oo ku ku suganaa Xarunta Baarlamaanka.

Ugu dambeyn, Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanada intooda badan laga saaray Xarunta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaana la sheegay in loo raray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.20434 (1)