Qaraxii 3 aad oo ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamaanka

0
573

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Qaraxii 3 aad uu ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamaanka

Ugu yaraan 7 Ruux ayaa ku dhimatay, 13 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal markii Dagaal yahano lagu tuhmay Al Shabaab ay gudaha u galeen Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho.

Ilo la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhintay Weerarkaasi mid kalena lagu dhaawacay.

Waxaa wali la sheegaya in gudaha Xarunta Golaha Shacabka uu ka socdo Dagaal maadaamaa Kooxihii hubeysnaa ay gudaha u galeen XaruntaDSC_0573