C/dalla Boos ”Ciidan Aan Dowladu la socon ayaa Dalka Iska jooga

0
478

Wasiirkii hore ee Gashaandhiga Somalia C/dalla Boos Axmed ayaa oo
la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wasaarada Gashaandhiga aysan Arimaha

Arimaha ciidanka ayuu soo hadal qaaday waxana uu tilmaamay
ciidanka Amisom marka laga reebo ay dalka ku sugan yihiin ciidamo kale oo
Ajnabi ah kuwaas oo ka kala socda dalal kale lakin ma uusan carabaabin wadamada

C/dalla Boos wasiirkii hore ee Gashaandhiga ayaa sidoo kale tilmaamay
in Wasaarada Gashaandhiga ee Xukumadda Xiligaan jirta ay ku kooban tahayth
koonfurta Somalia
oo kaliya lakin aysan waxba kala socon guud ahaan dalka.

Warkaan kasoo baxay Mr, Boos ayaa imaanaya xili dhawaan
Sarakiil badan oo katirsanaa ciidanka Xogga shaqada laga joojiyay isagoona taas
ku tilmaamay mid aan wanaagsaneyn