Dawlada syria ayaa diidey in ay la fariisato,isla markaasna heshiis la gasho mucaaradka kasoo horjeeda kadib markii Ruushku diidey in xukuumada bishar al asad la weeraro sidii ciraaq loo weerarey.
Mucaaradka syria ayaa sameeyey khiyaanooyin iyo iska caabin adag sida iyagoo aduunyada tusey dad fara badan oo ay dheheen waxaa loo isticmaaley sunta kiimikada ah,waxeyse barkumataal noqotey eedaasi markii syria ay ogolaatey in la baaro hubkeeda kiimikada,waxeyna sida la sheegayo syria ku dhaweyd in ay yeelato Nukelier bum,kaas oo laga gaarey.
Dawladaha waaweyn sida mareykanka,faransiska,jermalka ,shiinaha,ruushka iyo kuwo kale ayaan ogoleyn in la sameysto Nukelier,sababo ay ku micneeyeen in ay aduunyada xaqdhawrayaan,taas oo ah waxba kama jiraan ay wax ku hoos jiraan.




