Xogta Qarsoon Ee La Xiriirta Sida
Ay Hay’adda Raabidada
Islaamka Qeybteeda
Soomaaliya Kaga Hawl Gasho
Dalka Gudihiisa.
Waxaan idiin soo gudbineynaa
oo aan idiin heynaa sir qarsoodi
ah oo muujineysa hawlaha ay
qabato hey’adda raabidada
islaamka qeybteeda soomaaliya.
Xiligii abaaraha aadka u ba’an ay
soomaaliya ka dhaceen maxey
hey’addu gargaarka caalamka ka
heshey 2011? maxeyse bixisey?
Waxaan idiin heynaa cadeymo
cod iyo qoraalba leh sideed NGO
oo ay hey’addu oo wada shaqeyn
yeesheen wixii ay u dhiibtey inta
ay la ekaayeen,iyo waxa ay kala
ahaayeen.
Waxey hey’addu maamushaa
agoon farabadan oo
soomaaliyeed maxey hey’addu
deeq uga heshaa caalamka ?
Sideyse u maamushaa agoonta
soomaaliyeed,waxaan idinkaga
heynaa xog sir ah.
Sidoo kale raashin lagu kala
gatey dekedda muqdisho oo
hey’adda raabidada islaamka
qeybteeda soomaaliya ay masuul
ka aheyd, waxaan idinkaga
heynaa codad iyo qoraalo
muujinayo in raashinkaas
dekedda muqdisho lagu kala
gatey, waan idiin soo
gudbineynaa.
Shaqaale hey’adda xuquuq ku
sheeganaya oo hore uga
shaqeyn jirey iyagana wareysiyo
iyo cadeymo ayaan idinkaga soo
gudbineyna insha allaah.
Kala xiriir oo ka dheeho
Wakaaladda
Wararka Soomaaliyeed:
{ www.warsom.com}
iyo websiteyada kala ah:-
Friendfeed, Facebook, Waplog,
Netlog, Sonico, Twitter, Youtube
iyo idaacadaha aanwada shaqeynta
leenahey.
Share on Facebook.Com.