UNHCR oo lagu eedeyay ka hadal la’aan tacadiyada lagu hayo Qaxootiga u diiwaan gashan.

0
515

UHCR LogoSarkaal ka tirsan Human Rights Watch ayaa waxay edeyn dusha kaga tuurey hay’adda QM u qaabilsan Qaxootiga e UNHCR edeyntaso ku aadan inaaney ka hadli dhibaatoyinka loo geysto qaxootiga Soomaaliyed ee ku dhaqan Kenya.
Afhayenka UNHCR oo ka hadley eedeynta loo soo jediyey aya waxaa uu sheegey in ay jiran dhibaatoyin loo geystey qaxootiga Soomaalidda balse aney wax u jirin sida ay HRW wax u dhigeyso.
war murtiyeed ay shaley ay soo sartey HRW ayaa waxay edeyn loogu soo jeediyey Booliska dalka Kenya edeyntaaso ku aadan in ay kufsi iyo jirdil u geysteen qaxootiga soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Kenya.